Maxkamada ciidamada oo saakay Xukuno dil ah riday (Daawo Sawirada)

Maxkamada ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa xukuno dil ah ku riday labo askrai oo katirsan ciidanka dowlada oo lagu helay in dilal bareer ah u geesteen askar kale oo katirsanaa ciidanka. Maxamed  Xaashi  Waasuge Cosoble (Oday Daalay)  ayaa loo heystaa in uu dil bareer ah u geystay Marxuum Saciid Cusmaan Maxamed oo ay kawada … Continue reading Maxkamada ciidamada oo saakay Xukuno dil ah riday (Daawo Sawirada)